Subaxaanallah: Xaaskiisa oo dhimatay ayuu sheegtaa inuu kusoo nooleystay lacag dhan $3000 (Sawirro)

Marwalba oo aan halkan kusoo bandhigayno dhaqamada dadyowga kale oo aan Muslimiinta ahayn, ujeedku waa inaan fahamno nimcada iyo quruxda diinta Islaamka ee Ilaahay uu naga dhigay kuwo heysta oo Muslimiin ah. Lammaanayaasha Muslimiinta ah marka ay ifka ku kala tagaan, waxaan rumeysannahay inay dib, in sha Allah, ay isula midoobi doonaan Jannooyinka Ilaahay u … Continue reading Subaxaanallah: Xaaskiisa oo dhimatay ayuu sheegtaa inuu kusoo nooleystay lacag dhan $3000 (Sawirro)